Blog Archives

Wareegii labaad ee wadahadalada Ethiopia iyo Soomaaliya oo xilligii ballanta ka soo hormaray ayaa la filayaa in ay todobaadka dambe ka furmaan Turkiga.

Wareegii labaad ee wadahadalada Ethiopia iyo Soomaaliya oo xilligii ballanta ka soo hormaray ayaa la filayaa in ay todobaadka dambe ka furmaan Turkiga.

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Wakaaladda Madbacadda Qaranka

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday Maareeyihii Wakaaladda Madbacadda Qaranka. Waxaanay u dhignaayeen Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-

Urursiyasadeedka Ogaal iyo Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay inuu u furmay wada-hadalo isla markaana ay gaadhen heshiis hordhac ah.

Urursiyasadeedka Ogaal iyo Xisbiga Kulmiye ayaa sheegay inuu u furmay wada-hadalo isla markaana ay gaadhen heshiis hordhac ah.

” Madaxwayne Muuse Biixi, waxaan ka rajeynayaa inuu saxeexi doono xeerka Doorashooyinka ee aanu maanta ansixiney …” Xildhibaan Laabsaalax

” Madaxwayne Muuse Biixi, waxaan ka rajeynayaa inuu saxeexi doono xeerka Doorashooyinka ee aanu maanta ansixiney …” Xildhibaan Laabsaalax

Codsigii uu xildhibaan Qodax golaha wakiilada saaka ka hor jeediyey.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland O Kulan Muhiima La Yeeshay Urur Siyaasaddeed

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland O Kulan Muhiima La Yeeshay Urur Siyaasaddeed. Hargeysa-07-01-2024-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay

“Ictiraafkii aad baynu ugu faraxnay markii la sheegay, laakiin hadallo badan oo is khilaafsan..” Musharrax Cirro

Guddoomiye Maxamuud Xaashi, oo si adag uga hadlay xaaladda Somaliland

Deg Deg, Dawlada Somaliya ayaa u yeedhatay Safiirkeedii Addis abbaba, waxaana ay luuqadii ugu adkayd ku cambaaraysay Heshiiska Somaliland iyo Itoobiya.

Xisbiga Waddani oo war ka soo saaray heshiiskii Somaliland iyo Itoobiya.