Blog Archives

Xildhibaan sheegay in Hargeysa lagu dhex afduubay

Guddida Doorashooyinka Somaliland ayaa hadda shaaciyay jadwalka Doorashooyinka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo Qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Hargeysa-17-07-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu

Cisbitaalka Dhimirka ee ugu weyn Hargeysa oo maanta si rasmi ah loo furay

“Dhulbahante, hargeisa 4 Qof oo gaadhi Nooho ahi qaado ayaa ka jooga, muxuu Faratoon tarayaa oo soo celin karaa, Beesha Awdal (Samaroon) ayaa xaq u leh shirgudoonka hadii la siinayo”. Xildhibaan Khadar Guun

“Dhulbahante, hargeisa 4 Qof oo gaadhi Nooho ahi qaado ayaa ka jooga, muxuu Faratoon tarayaa oo soo celin karaa, Beesha Awdal (Samaroon) ayaa

Shirkada Isgaadhsiinta casriga ee Telesom oo xalay Hargeysa ku soo xidhmay xafladda abaalmarinta hal-abuurka ganacsiga dumarka ee sanadka 2023 (Women Business Accelerator 2023)

Shirkada Isgaadhsiinta casriga ee Telesom oo xalay Hargeysa ku soo xidhmay xafladda abaalmarinta hal-abuurka ganacsiga dumarka ee sanadka 2023 (Women Business Accelerator 2023)

“isaaqoow Muuse Biixi, maxaad u la hadli waydeen? Nabadan aad sheegaysaan…” Cheif Caaqil Jaambiir

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada JSL ayaa tababar u furay qaar ka mida shaqaalaha Dawlada Hoose ee Caasimada Hargaysa

Wasiirka Wasaaradda Biyaha JSL ayaa Xilkii u Kala Wareejiyay Wasiir Ku Xigeenkii hore iyo Wasiir Ku Xigeenka Cusub ee Wasaaradda Biyaha JSL.

Maayirka Gabiley ayaa qaabilay wefti ka socda dalka Cameroon oo ay weheliso Safiirkii hore ee Somaliland u fadhiday dalka Finland Saamiya Muuse. Weftigan ayaa soo kormeeray Magaalada Gabiley iyo Qaybo Ka mid ah Degmooyinka Gobolka Gabiley.