Blog Archives

” Waxa aan mushaharkayga ugu deeqaya dadkii dabku maalkoodii iyo meheradahoodi Jig-jiga gubey xalay….” Xildhibaan Barkhad Batuun

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar (Cagjar), oo ay weheliyaan masuuliyiin heer fadaraal iyo deegaan isugu jira ayaa gaadhay suuqa magaalada Jigjiga ee xalay gubtay.

Madaxweynaha DDS, mudane Mustafe Muxummed Cumar (Cagjar), oo ay weheliyaan masuuliyiin heer fadaraal iyo deegaan isugu jira ayaa gaadhay suuqa magaalada Jigjiga ee

Maayir abdikariim axmed mooge iyo habeen kele iyo gubashadii suuqii teywan we magaalada jigjiga doodle deegaanka somalida

Abwaan Yuusuf Shaacir, ayaa baaq degdeg ah oo Jigjiga ku wajahan u diray Soomaalida.

Sawir muujinaya khasaarihii xalay ka dhacay Jigjiga.

Dhismaha Suuqa Waaheen, ayaa Maalinta Bari ah la dhagax dhigayaa Qaybtii Dawladdu,la hayd.

Dhismaha Suuqa Waaheen, ayaa Maalinta Bari ah la dhagax dhigayaa Qaybtii Dawladdu,la hayd.

“Gurmadka Somaliland kasoo socda waanu sugaynaa” Maamulka Deegaanka Somalida

Dab ayaa qabsaday Caawa Suuqa weyn ee Magalada Jigjiga ee Degaanka Soomalida Itoobiya. Alle ha bad baadiyo Jigjiga.

Dab ayaa qabsaday Caawa Suuqa weyn ee Magalada Jigjiga ee Degaanka Soomalida Itoobiya. Alle ha bad baadiyo Jigjiga.

Suladaan cawli faatax oo bur dheer la korey suldaan cabdiraxmaan ow good Dhibaatoo yinkii aad umada dhexdhigtey iyo naxligii baanu daweyneynaa

Suladaan cawli faatax oo bur dheer la korey suldaan cabdiraxmaan ow good Dhibaatoo yinkii aad umada dhexdhigtey iyo naxligii baanu daweyneynaa

“Xisbiyada Mucaaradku Bulshada Ha ka Daayaan Kicinta Oo Cod Ha Weydiistaan”Ibraahim Mahdi Buubaa.