Blog Archives

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu magacaabid iyo Isku-Bedel ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta Xukuumadda.

Wareegtooyin Madaxweyne-25-06-2023. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu magacaabid iyo Isku-Bedel ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta

Hargaysa-June-24-2023- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland oo Kaashanaysa Haayadda Caafimaadka aduunka ee WHO ayaa maanta tababar u furtay Masuuliinta Shaybaadhada gobolada dalka

Hargaysa-June-24-2023- Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Jamhuuriyadda Somaliland oo Kaashanaysa Haayadda Caafimaadka aduunka ee WHO ayaa maanta tababar u furtay Masuuliinta Shaybaadhada gobolada dalka. Tababarkan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL Maxamed Kaahin Axmed ayaa Shahaado Sharaf gudoonsiiyey Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe).

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha oo ka qeyb galay Xafladda Qalinjabinta Dufcadii 17-aad ee ka qalin jabisay Jaamacada Xanaanada Xoolaha ee Degmada Sheekh.

Khudbadii Badhasaab ku Xigeenka gobolka Togdheer ee Nabada Degaanada Hawka ee gobolka Togdheer.

Orod Yahanka Kaalinta 1aad u galay Tartanka Hargeysa international half Maraton oo Somaliland u Ordayey 21 Km Fuaad Siciid Cali.

Orod Yahanka Kaalinta 1aad u galay Tartanka Hargeysa international half Maraton oo Somaliland u Ordayey 21 Km Fuaad Siciid Cali.

Anuu ma qarsadoo waxaan idhaadaa muuse biixi dabadii anaa musharaxa madaxwene Ku xigeenka Somaliland cabdiraxmaan seylici

Anuu ma qarsadoo waxaan idhaadaa muuse biixi dabadii anaa musharaxa madaxwene Ku xigeenka Somaliland cabdiraxmaan seylici

”Ummaduhu Waxay Ku Horumaraan Kolba Sidda ay ugu Faa’iidaystaan Sayniska…” Wasiirka Wasaaradda Isgaadhsiinta Somaliland ee Xuska Toddobaadka Sayniska Afrika…”

“Waxaanu samaynay siyaasadda daryeelka bulshada somaliland” Lataliyaha Wasaaradda shaqo galinta somaliland Axmed Abokor.

“Diyaarbaanu u nahay ka Wasiiro ahaan in siyaasaddani meel marto” Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka.