Blog Archives

Guddoomiyaha Gobolka Sanaag Axmed Cabdi Muuse ayaa booqday goobta ay Ciidanka Qaranka ee ku sugan gobolkaasi ay ka wadaan u diyaar-garowga Xuska 18-may.

Somaliland ayaa maanta shaacisay bilowga qodista Ceelkii ugu horreeyay ee shidaal oo loo bixiyay Toosan kaas oo ku yaalla deegaanka Xood ee gobolka Togdheer.

Somaliland ayaa maanta shaacisay bilowga qodista Ceelkii ugu horreeyay ee shidaal oo loo bixiyay Toosan kaas oo ku yaalla deegaanka Xood ee gobolka

” Waxaa laydin-farayaa in xilkii aad hore wasaaradda ugu hayseen in si ku meel-gaadh ah aad u sii haysaan ilaa ” Wasiir Toorno.

Xukuumadda ayaanu mucaarad ku nahay ee horumarka iyo qaranimada mucaarad ku nihin.” guddoomiye Xirsi

“ Xukuumadda ayaanu mucaarad ku nahay ee horumarka iyo qaranimada mucaarad ku nihin.” guddoomiye Xirsi. Waxaan ku faraxsanahay in ceelka shidaalka ee Xoodeed

Warsaxafadeed laga soo saaray Alle ha u naxariistee Saddex Xadhigle Khadar Maxamed Caynaanshe (Xabeeb)

Warsaxafadeed laga soo saaray Alle ha u naxariistee Saddex Xadhigle Khadar Maxamed Caynaanshe (Xabeeb). Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed isagoo

Xildhibaan Siciid Cudhay oo Booqday Suuqa Waaheen Ayaa Sida fiinta oogu qeyliyey gudida qan daraasyada qaranka

Xildhibaan Siciid Cudhay oo Booqday Suuqa Waaheen Ayaa Sidan yidhi “Suuqa Waaheen maaha meel arinteeda la qarin karo ee ha ku hungoobina reer

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo maanta Hargeysa ku shiray ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland waddo iskudhac bulsho oo la xidhiidha ceelka shidaal ee laga qodayo deegaanka Xood ee gobolka Togeheer

Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiillada Somaliland oo maanta Hargeysa ku shiray ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland waddo iskudhac bulsho oo la xidhiidha ceelka

Fadhigii 110aad ee Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, waxa war-bixin guud oo la xidhiidha amniga dalka lagaga dhegeystay Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, mudane, Maxamed Kaahin Axmed

WAR-SAXAAFADEED. Shirkii Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland Oo Dood iyo Falan-qayn Dheer ka Dib Ay Ka Soo Baxeen Qodobo. Hargeysa-04-05-2023-()-Fadhigii 110aad ee Golaha Wasiirrada

”Shirkadda Laydhka ee Bebera ee Umadda dhibaysa Waxa Sheer ku leh Maayir Cidin ”Xildhibaan Cabdirashiid

Golaha Wakiillada oo sheegay inay fasax ku jiraan maalinta uu madaxweynuhu dalbaday in uu golaha ka hor jeedin doono khudbad Sanadeedka dastuuriga ah.