Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Su’aasha gobollada bariga SL

Su’aasha gobollada bariga SL Su’aasha bariga SL 2

Midnimo sida loo Baabi,iyey iyo sida loo Baadi goobi karo (2aad)

Midnimo sida loo Baabi,iyey iyo sida loo Baadi goobi karo (2aad) Qormadii hore waxaan kaga hadlay sababaha keenay in midnimadii hore burburto ,

BARO CADAWAGA DADKA IYO DALKA SOOMAALILAND Dr. Cabdiraxmaan Macalin “Baadiyow”

BARO CADAWAGA DADKA IYO DALKA SOOMAALILAND Dr. Cabdiraxmaan Macalin “Baadiyow” Bahda Mareegaha Farshaxan April 11, 2020 Aragtidiisa ku aadan kooxda .5 (Point 5)

Axmed Ismaaciil Xuseen (Xudeydi) waxa uu ka baxay iinsaanka fanka jecel iyo inta nolosha u riyaaqda oo dhan, waxa uu ahaa mid ka mid ah shaqsiyadaha ugu hal-adeygsanaa Soomalida.

Xudeydii, 15 April 1928 ayuu ku dhashey magaalo xeebeydka Barbara, halkaasi oo Hooyadii fooshu ku qabatey iyada oo u sii jeeda magaalada Buuhoodle

Dhayalsiga Halista Aan Somalidu Dhaadnayn

Dhayalsiga Halista Aan  Somalidu Dhaadnayn  Shacabka somaliyeed waa kuwo  masiibo kasta oo xag rabi ka timaada qoraalkeeda aaminsan oo diinteena suuban ayaa in

Go’aankii Taariikhiga ahaa 2003 Kaysar Maxamed

Go’aankii Taariikhiga ahaa ee Somaliland ka Badbaadiyay Sharka Salaadiinta 01/10/2003 ! Asalaamu Calaykum Waxay ahayd xilli ay Somaliland la daalaa-dhacaysay dhibaatooyin aad u

Akhriso Liiska Waddamada Afrika ee uu Ku Dha’cay Xanuunka Korona Fayrus W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

Akhriso Liiska Wadamada Afrika ee uu ku dhacay Xanuunka caalamiga noqday ee korona Fayrus iyo liiska wadamada aanu ku dhicin xanuunku Kiisaska bukaanada

Hogaamiyayaashii ugu caansanaa aduunka iyo wixii ay ka yidhaahdeen ‘wada-hadalka  Qaybtii 2aad’.

  Hogaamiyayaashii ugu caansanaa aduunka iyo wixii ay ka yidhaahdeen ‘wada-hadalka  Qaybtii 2aad’.                                                           April 2020         Weli waxaan idiin socda

Akhriso Liiska Madaxada Reer Spain ee uu ku Dha’cay Xanuunka Koroona Fayrus. W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

Akhriso liiska madaxada reer spain ee uu ku dhacay xanuunka koroona fayrus kaas oo meel aad u daran la maraaya wadankaas Spain waxaana

Waxbarashadda Loo Socdo

Ayaammo Guddahood Ayeynu U boodney Xaashida ugu Danbeysa Buugga,inagga oo Deg-degeyna,Markii aynu luminey Farxaddii Waxbarashadda Fasalka Gudihiisa.Xarumo badan oo waxbarasho, lana Jaan-qaadaya Waxbarashadda