Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Maxamed Baashow Midnimo danbe Maanka waan ka Jaray. Suleiman Abdisitaar

Hadalka aan ku ibo furtee Rabbi waxaynu waydiisanaynaa oo gacmaha hoos haysanaa inuu bulsho weynta aduunka daafaheeda ku dhaqan ka dulqaado xanuunkan aafada

Talooyin ku socda guddiga ka hortaga cudurka coronavirus ee jamhuuriyada soomaaliland A /laahi Ali

marka hore salaan sare togaherer iyo akhyaarta ku taxan waxan maqaal kooban kaga hadli doonaa talooyin ku aadan cudurka coronavirus. Sida aynu ogsoonahay

Hogaamiyayaashii ugu caansanaa aduunka iyo wixii ay ka yidhaahdeen ‘wada-hadalka  Qaybtii 1aad’.

Hogaamiyayaashii ugu caansanaa aduunka iyo wixii ay ka yidhaahdeen ‘wada-hadalka  Qaybtii 1aad’.                                                          April 2020 Mudo dheer waxaan idiin soo gudbinayey qoraalo taxane ah,kuwaas

MAANSADA: DARSI EEBBE

MAANSADA: DARSI EEBBE “Siday Diintu nagu tidhi Daliilka aan u leennahay Waa daar adduunyadu Dadka lagu jirrabayaa Waa dariiq la marayoo ku dambeeya

Empowering Weak Institutions: Reform Finance Ministry and Central Bank

  Embedding the Ministry of Finance with 19 talented and skilful academics, 95 tax inspectors and 350 taxmen will envisage overhauling the tax

Midnimo sida loo bi,iyey iyo sida loo baadigoobi karo(1)

Waxaan baraha bulshada maalmahanba ka dhoganayey doodo iska soo horjeeda oo ku saabsan midnimadii soomaaliya sidii dib loogu unki lahaa, waanan ka dheehday

QISO DHAB AH ..COVID-19…QALINKII PROF MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA)

QISO DHAB AH ..COVID-19…QALINKII PROF MOHAMED AHMED FARAH MATAAN (JAAFAA) Maxaa Faatixada loogu celcelinayaa rakcad kasta? Faataxada waxaa ku jira, ducada ah “Ilaahow

Koronafayris (Covid-19) wuxuu Dadka Badaayo wuxuu Barayaa ka daran

 Cudurka Caabuqa dilaaga ah ee Koronafayris (Covid-19) ayaa faro baas ku haya caalamka, wuxuu si aan xad lahayn isagoo xawaaraynaaya uu ugu fidaya

Ergaydii Qaramda Miidoobay: Caqligooda Halatolo

Ma ogatahay in haydaha deeq bixiyaasha ah doododu ahayid markasta dalkeena intaan deeqo la siin— marka hore jeebkeena daloola la talo? Maxay taasi

WAXBARASHADU MA KHARASH BAA MISE WAA MAALGELIN?- W/Q Cabdifataax Rashiid Maxamed

WAXBARASHADU MA KHARASH BAA MISE WAA MAALGELIN?- W/Q Cabdifataax Rashiid Maxamed Waxbarashadu waa habka ugu fudud ee dal horumar ku gaadhi karo. Dal