Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Sheeko yar oo Xigmadaysan oo dhex martay wiil iyo Aabihii. W.Q. Abdirashiid Muuse Aadan

Sheeko yar oo Xigmadaysan oo dhex martay wiil iyo Aabihii. W.Q. Abdirashiid Muuse Aadan Waxaa la yidhi Wiil iyo Aabihii ayaa Soo wada

Wada- hadalada Somaliland iyo Somalia  Qaybtii 1aad.

    Wada- hadalada Somaliland iyo Somalia  Qaybtii 1aad.                                                                                                                                                                      04.01.2020 Magacaygu waa Amb. Abdi M.Saleiman(Mingiste).Waxaan u dhashay ,kuna dhashay Somaliland,gaar ahaan Gobolka Togdheer.Waxaan

Dad-guurka Burco Iyo Gobollada Bari

Dad-guurka Burco Iyo Gobollada Bari Dad-guur aan kala go’id lahayn, ayaa gaar ahaan Burco, guud ahaanna gobollada bari oo idil, aad iyo aad,

Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Berbera Masuul Ay Mahadisay Bulshadii Oommanayd. Q 3aad. Cabdifatax Cali Faarax.

Shaqsiga haya xil-dawladeed oo hawlbowle ah, isla markaana leh, aqoon, khibrad shaqo, firfircooni dhalinyaronimo iyo daacadnimo leh, waxa uu Hayadda uu qaranka uga

Ciidanka Nabadgalyada Wadoyinka Oo Talaabo Sharci Ku Fuliyey Gaadiidka Basaska Rakaabka Qaada Ee U Hogaansamiwaayey Amarkii Wasaaradda Gaadiidka Ee Dhimida Xawaaraha Socodka

Hargeysa (THN)- Ciidanka Nabadgelyada Waddooyinka Somaliland, ayaa si rasmi ah u bilaabay inay hawlgal ay ku qabqabanayaan gaadiidka basaska ah ee aan fulin  baaqii

Cidda Faysal Dacweysay waa Cid SOMALILAND Dacweysey

Jamhuuriyada Somaliland waa qaran iyo jamhuuriyad jirta oo astaan iyo sumad u gaar ah leh, Siddoo kale bulshada reer Somaliland waxa ay leeyihiin

Tacsi tiiraanyo leh,marxuumad Caasha-Baar Muse,oo Hargeysa ku geeriyootay

  انا للة وانا الية راجعون Anigoo ku hadlaya magacayga,Eng Mohamed Ali Muse,ka qoyska iyo caruurtayda,,waxaan  tacsi tiiraanyo leh u diraynaa qoyskii, caruurtii ,ehelkii,

Caarrow adigoo wax Dili kara, ayaad Duco qaadatee Hanbalyo.

Ninka geesiga ahi maaha macangaga meeshuu qabsado loo gooyo, ee ergo diidka ah ee aan qabsoomin, siddoo kale cidna wax ka maqal.  Se

1835-kii Oo Suldaankii Ugu Horeeyey Lagu Aasay Hargeysa.

1835 kii oo Suldaankii ugu Horeeyey lagu Aasay Hargeysa, Suldaan Hassan Suldaan Suldaan Farah Suldaan Guleed. Xusuus Qorkii Illaahay Haw-naxariistee Caaqil Cabdiraxmaan Xassan

Taariikhdu Yey Lumin!!! Khadaryare Elmi

Taariikhdu Yey Lumin !!! Xaafadaha Jameeco-Weyn iyo Dunbuluq oo ka Dhismo Horeeyey Magaalada Hargeysa: Xaaafadaha Mataanana.  Mar Haji Abdikarim Hussein Yussuf  uu ka