Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Iftiiminta Araggii Goob-joogga ahaa ee Bandhigii Buugaagta Laas-caanood. Qalinkii: Akram Cabdala

Iftiiminta Araggii Goob-joogga ahaa ee Bandhigii Buugaagta Laas-caanood. Qalinkii: Akram Cabdala   Haddii aad ka maqnayd xafladdii caalamiga ahayd ee bandhigga buugaagta laascaanood,

KULMIYE WAA XISBI TAARIIKH IYO RAADRAAC LOO NOQDO LEH. 

Badiyaa aadmuhu marka dani kulmiso wuxu yeeshaa habraac iyo qaanuun kala jiheeya, taasi waa sababta aan uqabo in xisbigani yahay mid qaan gaadh

Diyaaradii Duulimaadka dheer ku jirtay W.Q. Abdirashiid Muuse Aadan 

Diyaaradii Duulimaadka dheer ku jirtay W.Q. Abdirashiid Muuse Aadan       Waa diyaarad duulimaad ku jirtay muddo dheer oo ilaa hada aan meelna

DHISIDDA NABADDA W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

Waa maxay Nabaddu? Nabadu waa ka madhnaan shaha nooc walba oo dagaal iyo rabash ah, shaki kuma jiro maqnaanshaha dagaalku inay tahay shuruudda

Human Rights Centre expresses concern over the human rights situation of Somaliland

On the commemoration of the 71st anniversary of the Human Rights Day, the Human Rights Center reports increasing restrictions of freedom of expression and

Dib u milicso aasaaskii Somaliland

Salaan kadib waxaan jeclaystay inaan  waxyar ka xasuusiyo da’yarta soomaaliland sidii dalkan seeska loogu taagay.gooni isutaaga Somaliland waxa lagu dhawaaqay 1991kii xiligaas oo ay u

DALKASTA OO ADUUNKA OO WANAAG LAGU SIFEEYO AMABA HORUMAR GAADHAY DADKIISA AYAA HALKAA GAADHSIIYEY !

DALKASTA OO ADUUNKA WANAAG LAGU SIFEEYO OO HORE U SOCOD IYO HORUMAR GAADHAY DADKIISA AYAA HALKAA GAADHSIIYEY !    MAXAA INAGA INA HAYSTA

Siyaasi Maxamuud Xaashi by Amir Bidde

Waraysi dheer oo muuqaal ah oo u bixiyey ex. Wasiir Maxamuud Xaashi waxaa ka soo baxay shaqsiga uu yahay, aqoontiisa maamul iyo hammigiisa

Labadan talaabo hadii la qaado waxay kor u qaadaysa sumcadii Somaliland

  Labadan talaabo hadii la qaado waxay kor u qaadaysa sumcadii Somaliland  Suxufi:Barkhad-ladiif M. Cumar. Dacwaddan ay Madasha wadatashiga ka gudbiyeen go’aanka labadda

Somaliland ma inqilaab (kacaan) baa ka dhacay. Waar hooy, duduro geel baa ku jaba.

Abdirizak Ahmed Jama Somaliland ma inqilaab (kacaan) baa ka dhacay. Waar hooy, duduro geel baa ku jaba. Qoraalkan waxaan la beegsanayaa wadaniyiinta waxgaradka