Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Somaliland: degenaansho iyo dulqaad ujeedo leh ayaa loo baahan yahay

Salaan ka dib Maalin dhawayd oo aan dadka qaar la wadaagay maqaal aan helay; saacaddo dhan baan ka fekerayay oo aan ka baqanayay

Reer Sanaag ha u hiiliyaan nabada

asc dhamaan  bahda togaherer iyo akhristayaasha sida aynu ognahay waxa ka taagan gobolka sanaag dagaal  laba geesood ah mid u dhaxeeya laba beelood

Kulmiye iyo Caddaaladu miyey kala Caagan yihiin? 

Xisbiga Kulmiye waa Xisbi ka mid ah saddexda Xisbi qaran ee Somaliland waana Xisbiga xukunka Dalka hagaayey ilaa 2010kii, isaga oo hada haya

Xogta Dhabta ah ee Sababtay in Farmaajo uu Lumiyo  Muwaadinimadiisa Maraykanka

Xogta Dhabta ah ee Sababtay in Farmaajo uu Lumiyo  Muwaadinimadiisa Maraykanka By; Maxamed Cumar Cabdi (Cirro) Madaxweynaha Dowladda aan Iskeed Isku Maamulin ee

How can we make our city greener and clean? By Abdiqani Salaf

How can we make our city greener and clean? By Abdiqani Salaf ………………………….. Creating a sustainable, green city needs commitment, cooperation and hard

SOMALILAND PEACE AND MILK

SOMALILAND PEACE AND MILK Ahmed Muxumed Good, Shimbir ayaa laga hayaa hawraartan….”Ayaan Daranaa Dhulkaygu, Abaal Daranaa Dadkiisu, Ilaahay Markuu Wax Siiyay, Ilowsha Dhowaa

muuse biixi; maxaa u diidan inuu( 10 cisho joogo ceerigaabo;) si u darso waxa qorsoon fuaad qawdhan

Tallo  ku socota muuse biixi; waxaan nahey bulsho dalkeeda jaceyl isla markaana waxaan doonaneynaa dalka somaliland inuu ka dhaco nabad waarta, laakin waxaa

Car iyo Wir ka dhex taagan dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo wasaarada waxbarashada: By Barkhad-Ladiif Cumar

Sanadkan mar labaad waxa foodda iskula jira mulkiilayaasha dugsiyada gaarka loo leeyahay iyo wasaaradda waxbarashadda ———————————— Sanadkii hore ee 2018-kii ayaa sidan oo

Sii Deynta Maxaabiistii Budhcad-badeedku waxay ahay Talaabo Aadaminimo  oo xaga fiican loo qaaday   Culayskeedana leh !

 Sii Deynta Maxaabiistii Budhcad-badeedku waxay ahay Talaabo Aadaminimo  oo xaga fiican loo qaaday   Culayskeedana leh ! Waxay ahayd  bishii Labaad ee Sanadkii

Caddaaladu Waa Tilmaanta Koowaad ee Hoggaamiyaha.

Caddaaladu Waa Tilmaanta Koowaad ee Hoggaamiyaha. Inta badan madaxda soomaalidu waxay ku dhaartaan marka ay xil qabanayaan, kitaab qur’aan ah, iyaga oo ku