Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Axkaamta Ramadaanta Qaybtii 1aad W/Q: Sh. Cabdirisaaq Rakuub

Axkaamta Ramadaanta W/Q: Sh. Cabdirisaaq Rakuub Qaybtii 1aad Hordhac In la soomo bisha Ramadaan waa xikmad weyn oo Ilaahay doortay. Dadka qaarkood ayaa

Qormo ku saabsan: Siyaasadda Soomaaliya iyo Duruufaha ku xeeran

Qormo ku saabsan: Siyaasadda Soomaaliya iyo Duruufaha ku xeeran 26/03/2021 Sida Aqoonyahanada cilmiga siyaasada ku xeel dheeri ku macneeyeen siyaasadu waxa ay tahay

Somalida Qabyaaladda Ayaa Kaga Xoogweyn Diinta Islaamka

Kelitaliye gummaade ahaa oo dad siyaasad ugu laayay xukun qabiil awgii, Qur’aanka Allaah bedelay, yidhi wiilasha iyo gabdhuhu waa u simanyihiin dhaxalka, dilay

Ma Ogsoontay Inaad Qabri Galayso

Ma Ogsoontay Inaad Qabri Galayso W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Beryahan danbe waxaa bulshadeena iyo caalamkaba ku soo badanayaa geerida degdega ah ee loo

Geesiyaashii Qarsoonaa ! Amb Kaysar Cabdilaahi Maxamed Bristol. UK

Asalaamu Calaykum Waxay ahayd qiyaastiii aakhirkii bishii November 2016, goor subax ah oo ay saacadu ku dhow dahay sagaalkii subaxnimo ayuu albaabkii xafiiska

Dhaqan Xumada Qurba Joogta Somaalidu Ku Hayaan Bulshadooda Qoqol Joogta Ah Waa Mid Soo Badanaysa

Dhaqan Xumada Qurba Joogta Somaalidu Ku Hayaan Bulshadooda Qoqol Joogta Ah Waa Mid Soo Badanaysa   W/Q Cabdiraxiim Cabdilaahi Shiine Q1aad Qurba joog

Axmed Mu’min Seed Ma Wasiirka Booyadaha ee Somalilaan baa?

Waxaan ka qoray maqaalo hore oo aan mid ka mid ah ku faaleeyay ka uu yahay Axmed Muumin Seed iyo suaalsha ah Axmed

DANI IYO MADOOBE OO KAXUMAADAY INQILAABKII DHICISOOBAY MOGDISHO

Dani oo ah madaxweyne aan ladooran balse ku yimid beel iyadu haysatay maamulkaa puntland oo ku kaltanta ayaa isagu sidaa ku ah madaxweyne

SABABAHA AY SOOMAALIYI DAWLAD U NOQON LA’DAHAY LANA DAGI WAYDAY ?

1- Dawladii military ee arxanka darnayd dadkii dadka laynayey oo dhami maanta waa wada siyaasi, madax iyo dad la maamuuso oo cidi isma

Dhibaatada oo indhaha laga qabsada, xal ma keento!.

Qabiilku wuxuu u baahan yahay caqli. Dhibaatada oo indhaha laga qabsada, xal ma keento!. Always there is a role you can take. Sheekada