Category Archives: Rayiga Dadweynaha

DULMIGII HAWADDII SOMALI-WAYN IYO XORNIMADDA XABASHA AAN KA SOO SAARNEY!!! Qallinkii. Mahad Cali-Salaan

DULMIGII HAWADDII SOMALI-WAYN IYO XORNIMADDA XABASHA AAN KA SOO SAARNEY!!! Qallinkii.  Mahad Cali-Salaan    Dhamaan waxaan salaamaya bulsho weynta Somaliland mid qurbo jooga iyo mid

Xaalufinta Deegaanka Miyi Ilaa Magaalo W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)

Xaalufinta Deegaanka Miyi Ilaa Magaalo W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar) Bulsho waliba waxay ku nooshay deegaan kaas oo uu Alle ku abuuray hadaba

26 ka Juun Maalinta Xorriyadda Somaliland’ Axmed Xasan Carwo

Waa xuskii 59 naad ee maalintii xorriyadda, maalintii gumeysigu ka huleelay dalkeena ka dib qarni uu talo xumo iyo wax qabad la’aan inagu

Ma gobolada waqooyi ee somalia ayaa xornimada ka qaatay Ingiriiska 26 june mise dalkii la odhan jiray Somaliland? W.Q Abdiqani Salaf

Yuhuuda aya qirsan wixi ka horeeyay 1965 in aanay Israel jirin oo wadankaasi aha falasdiin qadaad wayna waxay dafireen dalkii ingiriska xornimada ka

Kobicii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Isdaba Joogay, Waxa Wiiqi Kara Jidkii Shalay. (Qeybtii-2-aad)

Kobicii Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Ee Isdaba Joogay, Waxa Wiiqi Kara Jidkii Shalay. (Qeybtii-2-aad) Markii loo doortay jagada hoggaaminta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland (AHUN) Maxamed

Hami aan dhamaan iyo Hagardaamo shacab. W/Q:Abdirashiid Muuse Aadan.

Hami aan dhamaan iyo Hagardaamo shacab. W/Q:Abdirashiid Muuse Aadan. waxaynu maqalnaa Doorasho ayaa dalka ka dhacaysa sanadkan , waxaan hore u soo tilmaamay

26 Juune Waa Maalin U Gaar Ah Somaliland British

Jamhuuriyadda curdinka ee somaliland muddadii sideed iyo labaatanka sanno oo ay dhidibada u taagnayad waxay qabsatay wax weyn, oo ay numper one  u

Saddex Dariiqo Dal haystaa Dowlad waarta mayeesho….. Ood-roggadii.

Saddex Dariiqo Dal haystaa Dowlad waarta mayeesho….. Ood-roggadii. Maxaa Xal ah? kol haddii siddaan kaga soo faalooday qaybtii hore ee maqaalkan in Saddex

SABABAHA IYO SAAMEYNTA: QIIMA KORODHKA SHILLINKA

HORDHAC Xasilloonida iyo saldhigashada lacagta maxalliga ah marka loo eego qiimaha ay ku leedahay halbeegyada ama minqiyaaska lacagta adag waxa ay aasaas muhiim

DIMOQRAADIYADDA YAAN DENBI LAGA GELIN!

DIMOQRAADIYADDA YAAN DENBI LAGA GELIN! ————————————————– Waxaa fajac igu noqotay in Cabdiraxmaan Faroole uu soo jeediyey inuu qabaayo kulan dadweyne oo ku saabsan