Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Somalilan-neey, Gar Qaado oo Beesha Gabooye Dulmiga Ka Daa.  Hadaanad “Cunsuri” Ahayn, Indhaha Ka Lalin-maysid Maqaalkan.

Abdirizak Ahmed Jama Umad ahaan, ma nahay cusuriyiin ?!  Ha ka boodin su’aashan, hana ku boodin jawaabteeda, ee bal ha kuga yar duxdo, laabta

Xaqmaaha Xayiraada Labada Tv ee waa xasarad .

Xaqmaaha Xayiraada Labada Tv ee waa xasarad . “Sharciga kii hagi lahaa Hareer marayee ilduufay Midkee kale ee hagaajin. Cidina ma ogola kamana

Maxamed Mursi Madaxweynaha Kaliya ee Masar Si Xor ah Loo Doortay Balse Ku Guuldaraytay Qore : Maxamed Xoosh

  hadaba anigoo si dhaw ula socda siyaasadda carabata, wey adagtahay in lagu soo koobo mid iyo laba in buug laga qoro mooyee

CILMI IYO NEEF HAWO CIDDI KAMA DHEREGTEE

CILMI IYO NEEF HAWO CIDDI KAMA DHEREGTEE Dayaxii lagu hungoobay iyo mxaad ka ogtahay TA’AYTAN, Afmeerkii. Dayaxa TA’AYTAN (Titan) waa Dayaxa Labaad ee

M. BIIXI HOGGAAMIN AAN LA MAHADIN! Qaybtii 3aad!

WQ: Cabdinaasir Axmed Abraham Qaybtii 3aad 10. DHAQAN MADAXEED, DUL MADAXEED, AF MADAXEED IYO GACAN MADAXEED MIDNA QARANKU KUMA QABO M. BIIXI! Sida

Taariikhdii Madax-waynihii hore ee Masar Maxamed Mursi

Taariikhdii Maxamed Mursi oo kooban, Madax-waynihii hore ee masar. Noloshiisii: Maxamed Mursi Ciise Ciyaad oo ku magac dheer Maxamed Mursi waxa uu dhashay

Madaxweyne iminka ayey soo noqotay haybaddii Qaranku! Faallo. SCC. Kalshaale

Sanad iyo badh kaddib, Madaxweyne Muuse ma ku guulaystay dib u soo celinta nidaamkii Dawladnimada iyo kala-dambeyntii diciifay….Faallo Madaxweynaha 5aad ee Somaliland Muuse

Godka Lagu Janne Muuse Biixi Isagaa Siyaasadda Ka Saaray Cigaal, Waxaana Ku Soo Celiyay Siilaanyo

Godka Lagu Janne Muuse Biixi Isagaa Siyaasadda Ka Saaray Cigaal, Waxaana Ku Soo Celiyay Siilaanyo “Muuse Biixi  miyuu Somaliland ka qabtay Cigaal Mise

Wadooyinkii danta guud ee umada ka dhaxeeyey markii dawlada hoose ay bixiyeen waxa fududaatay in biyahii ay waayaan goobo ay maraan

Qore dr buux fariin caafimaad Wadooyinkii danta guud ee umada ka dhaxeeyey markii dawlada hoose ay bixiyeen waxa fududaatay in biyahii ay waayaan

Waxbarashada Dalka

Qore dr buux ibraahim aadan Maanta arday kasta oo dhigta iskuulada dalka jsl waxa uu si fudud u haystaa buugag daabacan oo uu