Category Archives: Rayiga Dadweynaha

“Waxa Hadal Ugu Horeysay Markuu Hargaysa Soo cago-dhigtay”: W/Q: Maxamed-Amiin Jibril

“Waxa Hadal Ugu Horeysay Markuu Hargaysa Soo cago-dhigtay”: W/Q: Maxamed-Amiin Jibril – Hargeysa (Togaherer) – Waxa Hadal Ugu Horeysay Hargeysa – Waxay ahayd

PRESS RELEASE- UK Government allocates £8 million to drought response in Somalia

UK Government allocates £8 million to drought response in Somalia The UK government is providing £8 million ($10 million) for humanitarian support to

Dadka iyo Soonka

Dadka iyo Soonka Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wacan Walaalayaal, Ilaahay markuu inagu waajibiyey acmaasha kala duwan, dadku way ku qaybsamaan qofkastaana boos ayuu astaystaa.

tobbanka danbe ee ramadaanta iyo siday uga faa’idaysan karno hal abuur qoraa xamse riiraash.

Waxa ahaayeen dadku kuwa la nool oo taagan ka faa’iaysiga bisha barakaysan ee ramadaanta.in badan oo ka mida dadku waxay ahaayeen kuwa u

Soonka Iyo Sayniska. “Intermittent fasting”, Soonka Islaamka laga Soo dheegtay. Qalinkii: Sadam Osman Kaabash.

Soonka, waxaa lagu qeexaa: waa iska daynta, cuntada, biyaha, galmada iyo IWM, muddo cayiman, kana bilaabanta waaberiga ilaa cadceed dhaca. Waa habka islaamiga

Dhaq-Dhaqaaqa Geeska Iyo Dalxiiska Gobolka.

Tan Iyo Markii Uu Xilka La Wareegay Raysal Wasaaraha Ethiopia Dr Aby Ahmed Waxa Uu Sameeyay Isbadalo Waawayn Oo La Taaban Karo Oo

Wasiir Naasir Caydiid   Oo Waajibkiisa Ka Gutay Isbaarooyinka Uu Dhigtay Maayirka Sallexley..

Wasiir Naasir Caydiid Oo Waajibkiisa Ka Gutay Isbaarooyinka Uu Dhigtay Maayirka Sallexley.. Gaadiid badan oo sida shixnado kala duwan ayaa ku xanibnaa kaantaroolka

VOA: Somaliland Sacad Muusaa ugu Mudan, Saxafi cid kale ahina ma Jiro

Dadku hadday idin dhegeystaan oo warkiinna qaataan inaad ixtiraamtaan ayaa habboon, inaad caqligooda ku ciyaartaan ma habboona oo intaad Board u soo samaysaan

Roobkii waa inoo curtay se baritoole waa inoo ilmo iyo cabaad .

shaki kuma jiro inuu rabi subxaana watacalaa inagu abuuray dhul uu nimcadiisa kala jaadjaadkaa ku manaystay sida dhul aad ubaxaad wayn , caro

Fadlan Caawi Hooyo Afar caruur ah haysata oo Carabka Kanser ka soo baxay

Fadlan Caawi Hooyo Somaliyeed Oo Haysata 4 ( Afar Caruur Ah ) Oo La ill daran Finn carabka ka soo baxay oo lagu