Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Xaaji Cabdi Xuseen Oo Xaalad Waqtigan Taagan Kasii Digay

Maadaama Xaaji Cabdi Xuseen Uu AHUN Ahaa Nin Weyn Oo Cimrigiisu Baarka Ka Gooyay Hal Qarni Iyo Soo Raac, Noloshiisa Intii Badnaydna Ku

Baroor diiqdii Xasan Dhuxul LaabsalaaxWuxu yidhi:

Baroor diiqdii Xasan Dhuxul Laabsalaax Wuxu yidhi: ALLAH JANADII HA KA WARAABIYO • Dhanbaalku Xumaa, Dheguhu maqlayaan • Warkiyo dhacdadiyo, Dhiiladu ba’anaa •

Maanso Baroor Diiq Ah Geerida Xaji Cabdi Waraabe

Innaa lillaahi wa innaa ilayhi rajicuun MAANSO BAROOR DIIQ AH  GEERIDA “XAJI CABDI WARAABE”    By: Ali Xaruuri     Dhaaxaa rag go’ayoo

Ilaah haku cafiyee adna cafi walaalkaa.

Ilaah haku cafiyee adna cafi walaalkaa, Assalaamu calaykum, Ramadaan wacan oo wanaagsan, Ilaahay isagaa xume ka nasahan ee,wuxuu abuuray dad kala duwan,dabeecad ahaan

AFAR DARAN OO KA DHASHA DAL KA BIXII.

AFAR DARAN OO KA DHASHA DAL KA BIXII. Diin laáan, Damiir la’aan, Dal la’aan, Dad la’aan Tan iyo intii ay burburtay dowladii dhexe

Tacsi Ka Timid Guddoomiyaha Iyo Agaasimaha Guud Ee Baanka Dhexe Jsl, Geerida Xil. Xaaji Cabdi

INNAA LILLAH WA INNAA ILLEYHI RAAJACUUN. ANNAGA oo ku hadlayna magaca shaqaalaha Baanka Dhexe, waxaanu tacsi iyo tiiraanyo la wadaagaynaa qoyska, qaraabada, ehelka,

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa hadda ku geeriyooday cisbitaalka Hargeisa International ee magaalada Hargeisa odeygii nabada  Xaaji Abdikarim Hussein (  xaaji Ábdi waraabe) 

  Tacsi IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN. Waxaa hadda ku geeriyooday cisbitaalka Hargeisa International ee magaalada Hargeisa odeygii nabada  Xaaji Abdikarim Hussein (  xaaji

Inaalilaahi wa,inaa ilayhi raajicuun rabibaan naxariistiisa jano uga baryaynaa xaaji cabdikariim xuseen

Inaalilaahi wa,inaa ilayhi raajicuun rabibaan naxariistiisa jano uga baryaynaa xaaji cabdikariim xuseen marxuumku wuxuu ku astaansanaysnaa nabadayn iyo samo katalisnimo. marxuumku kamuu bixin

WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO 

WAARI MAYSIDE WAR HA KAA HADHO ================================ INAALILAAH WA INA ILEYHI RAAJICUUN XAJI CABDIKARIIM XUSEEN ( CABDI WARAABE ) AHN ( 1904/5 ilaa

TIIRKII NABADDA AYAA GODGALAY

TIIRKII NABADDA AYAA GODGALAY ………………………………………………… Isagoo gaade ah oo raad raacaya dhiigii aabihii ayuu roob mahiigaan ahi kaynta dhexdeeda ku qabsaday laylka dhexdiisa