Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Sooyaalkii Nololeed iyo Siyaasadeed ee Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe)

Sooyaalkii Nololeed iyo Siyaasadeed ee Mujaahid Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale (Boobe) “Dambarkeedii Maandeeq nimaan, doonin baa dhamaye, Shicibkii dagaalka u gala, daadsan suuqyada e’,

Daawo: Mutamarkii 17aad Ee Magaalada Oslo Ee uu Inoo Soo Qaban Qaabiyo Markazka Tawfiiq. Maalintii Labaad Muxaadaradii Sadexaad ”Gabdhaha Muslimka iyo Doorka Ay ku leeyihiin Bulshada” Fadiilatu Sh. Abu Dalxa iyo Sh. Bocor

Daawo: Mutamarkii 17aad Ee Magaalada Oslo Ee uu Inoo Soo Qaban Qaabiyo Markazka Tawfiiq. Maalintii Labaad Muxaadaradii Sadexaad ”Gabdhaha Muslimka iyo Doorka Ay

Bisha Ramadaan Waa Bishii Is Bedelka

Bisha ramadaan waa bishii is bedelka Assalaamu Calaykum, Ramadaan Wanaagsan Walaalayaal, Ramadaan waa fursad qaaliya,waana bil ku haboon isbedelyo badan,bishan qofkii si dhaba

Soonka iyo Sayniska. Qalinkii: Sadam Osman Kaabash.

Bisha barakaydan ee Soonqaad waxaan qaadan doonaa barnaamijyo taxane oo aan u bixiyey “Soonka iyo Sayniska”. Qaybta koowaad, Soonka iyo dheefshiidka.  Bisha Soonqaad

gabay cusub oo la magac baxay Kuma Goba Kumaa Guna

Gabayga Magaciisu waa KUMAA GOBA-KUMAA GUNA, wuxuu si qotodheer u taabanayaa sifooyinka gobanimo iyo gunimo ay kala leeyihiin iyo in cadaalad daradu ay

Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh

Somaliland: Ciidamada Qalabka Sida Qabiil Ma Leh Sida ummad kasta oo ka jirta dunida, ummadda Somaliland waxay u qaybsantahay Rayid iyo Ciidan. Rayidku

CANBAARAYN XADHIGA  Gudoomiyaha Garabka Dhalinyarada heer qaran ee Xisbiga Waddani

             Aniga  oo ka shidaal-qaadanaaya xeerarka Caalamiga ah ee Xaquuqda Aadamaha ee Qaramada Midoobay ee dhaqan galay sanadkii 10.12. 1948 gaar ahaan qodobada 1,2,3,5,7,9,10,11,13

Maxaa La Gudboon Madaxweyne Muuse Biixi? W/Q;Cabdi Karim .M.Cade(Qaamuuska Qarniga)

Maxaa La Gudboon Madaxweyne Muuse Biixi? W/Q;Cabdi Karim .M.Cade(Qaamuuska Qarniga) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Codsi u diray Golaha Baarlamaanka

Hadii sidan uu Nabigeenu(CSW)sameeyay ay madaxdeenu samayn lahayd

Assalamu Calykum walaal Dhinac kasta oo nolasha nabi Maxamed (csw) ah waa tusaale mudan in lagu daydo. Dhinacyada mudan in lagaga daydo Nabiga

Faa`idoyinka Biyaha bisha Ramadaan

Zamzam mineral water Fayadhowrka biyaha Dhaqaalaha ganacsiga waxsoosaarka maalgashiga warshadaha dalka jsl waa in la kobciya la dhiiri galiyaa si wasoosarka ganacsigeenu uu