Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Caano jilaal canba can dareer iyo tayo darada caanaha

Caano jilaal canba can dareer iyo tayo darada caanaha Ilmaha yar korniinkiisa caafimaadkiisa caqligiisa keeba u fiican in la siiyo nuujiyo naaska hooyada

Maxamuud Cabdi Shide “Tuur” iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” LABA NIN OO ISKU ADEER AH (Qaybtii 5aad) Qore : Maxamed Xoosh

قال رسول الله صلى الله عليه وسلم ” خادم القوم سيدهم ، و ساقيهم آخرهم شربا ” Nabigeena CSWS wuxu yidhi ﴾ Ninka

Googaalaysi siyaasadeed

Googaa; Cigalle. Anaa gacantayda eersadayoo, go’aankaan qaato waan ku gubtaa, waxaa ii go’ay garkiyo xadhiggii Waa Muuse Biixi Googgaa; Cigalle Anaa baro dhaafay

Maanta oo ah 3 May,2019,waa sannad guuradii 17-aad ee geerida Aabihii Jamhuuriyadda Somaliland,Halyeygii,marxuum Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal, waa in loo aqoonsado maalin Qaran, Library & Museum na loo dhiso

Marka hore waxaan salaan qadarin,sharaf iyo karaamaba leh u dirayaa dhammaan shacabka xariirt a ah ee reer Somaliland iyo inta maqaalkan akhrisataba.Waxaan walaalayaal

Ww Muuse Waa Siyaasi Go,an Qaadasho Le Ha Iga Hadho W/Q caamir

talooyin ku socota mw muuse biixi in kasta oo aanu talooyin kaba qaadan hadana ka muwadin ahaan talo ayaan usoo jeedinayaa deg deg

Sidaynu u Soo dhowaynnaa Soonka?

Bismillaahi Raxmaani Raxiim, Waan salaamayaa dhamaan akhyaarta meelkastoo ay joogaan, Alle subxanahuu wa tacaalaa isaga ayaa kala fadilay waqtiyada,markastana alle khayrka ayuu inoo

Maxamuud Cabdi Shide “Tuur” iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” Laba nin oo isku ADEER ah (Qaybtii 4aad) Qore: Maxamed Xoosh

Maxamuud Cabdi Shide “Tuur” iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” Laba nin oo isku ADEER ah (Qaybtii 4aad) Qore: Maxamed Xoosh Sideedaba dawladaha waxaa

“Xukuumadda Muuse Biixi Farsamo Xumada Af-Soomali Xumo Ayaa U Dheer” Muniir Axmed Cigaal

In kasta oo aynu ku jirno bilihii khayrka laha Ramadaana sanka inoo saarantahay hadana Xaalada Dalkaygii Somaliland ku sugan yahay ayaa marar badan

Hambalyo Shaqaale Kasta iyo Soojeedintayda Midawga Shaqeeyaha By: Rakad Mxd Sultan

Waxaan hambeyeynayaa Shaqaale weynaha Soomaalilaand meelkasta oo ay joogaan waxaanan ku hambalyeynayaa Maalinta shaqaalaha Adduunka 1may 2019 , sanado badan ku gaadha caafimaad

Daraasad caddaysay xidhiidhka ka dhexeeya shaqooyinka niyad-jabka keena, hurdo yarida, dhiig-karka iyo wadna xanuunka. Qalinkii: Sadam Osman Kaabash.

“Niyad-jabka shaqada laga qaado, dhiig-karka iyo hurda xumadu  waxay keenaan dhimashada kediska ah”, Cilmi-baadhe Jarmal ah ayaa soo weriyey. Cilmi baadhistan waxaa lagu