Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo Tacsi u diray Geerida Alle ha u naxariistee Marxuum Suldaan Cabdilaahi Cabdi Koor

TACSI MADAXWEYNE INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda iyo ka

Baroordiiq: Axmed( Kennedy) Sh Ibraahim Sh Cumar Sh Madar. Naxariistii janno Alle ha ka waraabshee.

Baroordiiq: Axmed( Kennedy) Sh Ibraahim Sh Cumar Sh Madar. Naxariistii janno Alle ha ka waraabshee. ———————————————————————————————————————————————————————- Inaa lilaahi wa inaa Ilaahu raajicuun. Maalinba

Axmed Cismaan Geelle: Maalgashade dalkiisa Somaliland nooleeyay dabkana u huriyay qoysas badan.

Axmed Cismaan Geelle: Maalgashade dalkiisa Somaliland nooleeyay dabkana u huriyay qoysas badan. Dhawr todobaad uun ka hor waraaq laga akhriyay madaxtooyada Somaliland waxa

Maxamuud Cabdi Shide “Tuur” iyo C/raxmaan Maxamuud Caydiid “Soltelco” LABA NIN OO ISKU ADEER AH (Qaybtii 3aad) Maxamed Xoosh

Sifooyin Hogaamineed ay ku sifoobeen lama koobi karo aynu qaar ka taabano Mark hore ku bilawno Muj : Maxamuud Cabdi Shide AHN 1-

waa in kor loo qaada haybada shaqo fayadhowr ee shaqaalaha sida mushahar guno si ay uga socnaadan ku dhaqanka baahida musuqmaasaq laalush cadaalad daro……………

Fariin Caafimaad. Goorma ayuu fayadhawre u shaqayn karaa sifo maamul shaqo oo daacad ah Waa markuu helo aqoonteeda shaqo mushahar guno ku filan

maalgashiga warshadaha dalka oo kusoo kordhiyey shaqo abuur shaqaale waxsoosaar tayo wanaagsan koboc dhaqaale

Maalgashiga warshadaha dalku waxay horseedeen shaqo abuur kobcin dhaqaale waxsoosaar tayo leh oo lagaga maarmay badeecadihii dibada inooga iman jiray iyo lacagtii adkayd

Somalia to establish first National ICT Innovation Center

Somalia to establish first National ICT Innovation Center (Mogadishu, April 29, 2019) Ministry of Post, Telecom and Technology is planning to establish the

MAYOR SOLTECO OO FAROGALIN QAAWAN KU HAYA ISKAASHATADA BASASKA CAASIMADA.

Waxa la yidhi baqal ma dhasho wax dhalana ma doonto, waxa sidaa ka dhigan Mayor Solteco oo ku fashilmay shaqadii loo igmaday oo

Maxaa Bahdilay Cabdicasiis Samaale, Ee Meeqaamkiisii Hoos U Celiyay, Ma Dano Dhaqaale, Dano Siyaasadeed Mise Dano Qabiil?.

Sheekh Cabdicasiis Muxumed Samaale waxa uu Siyaasadda kasoo fantay oo uu ka mid ahaa raggii ku ababay Xisbiga Kulmiye wakhtiyaddii uu Mucaaridka weyn

Inkastuu is daaxuuriyoo duubcas kolanyaysto……(Gabay Muuse Biixi): By Maxamuud Ibrahim

Ma Muusaha wax duudsinahayee degelka boobaaya Ee derisyadii kala raree dacarta beeraaya Ee suu isagu doonayuun diiradda u taaga Ee damalkii uu geli