Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Halista Warshada Safaysa Saliid Qaydhin

Ku: Madax-waynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ujeedo: Sidii looga Gaashaamashan lahaa Sunta Warshada Safaysa Saliida Qaydhini. Mudane Madaxwayne Sidaad la socotid dhawaan

SOCDAALKII ABRAHAM EE BUULA-EELEYDA XAMAR

Qalinkii Cabdinaasir Axmed Abraham  … Suurto-gal uma eka in xaafadda Buulo-eeleyda oo ka tirsan Degmada Waaberi warbaahintu waayaheeda nololeed wax innooga soo tebiso,

Bringing Down The Federal Parliament of Somalia

The Federal Parliament of Somalia is the most important institution of the government for making laws, preparing motions and exercising check and balance

Somaaliland, “Raqay Ninkii Lahaa Dabada Haysto Ma Kacdo Ayaa La Yidhaahdaa!”Qaybta 2aad – Runtu Ma Fantaa? Dalku Waxaa Uu Ka Kici La’ Yahay Beesha Dhexe.

  Qalinkii Xassan Cumar Hoorri   Mihnadda saxaafadda, waxaa aan ka bartay, in ay eeddo qabato qof ama koox. Hase ahaatee, ay ka

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka MUSUQA LOO BAAHANYAHAY (Qaybtii 67aad) Qore : Maxamed Xoosh

Sheekadan waxay ka dhacday Dawlad dunida sadexaad ka mid ah Dhawr Madaxweyne xukunka dalkan u kala danbeeyay waxay si joogto uga caban jireen

Cudur cusub oo dir la yidhaa ayaa jsl lala soo galay W/Q caamir

29ka sanee dalkani midnimadiisii iyo sharaftiisi  la soo noqday lama maqli jirin cudurkan dirta la dhaho jsl waa ka madax banaana lama maqli

Somalia signs technical assistance agreement with UPU

(Bern, Switzerland – April 12, 2019) Somalia’s Ministry for Post, Telecom and Technology (MPTT) has signed a technical assistance agreement with Universal Postal

Kiimikada sumeysan ee ay hawada ku sii daayaan Wershadaha Batroolka safeeyaa waxay fahmo guur ku ridaan caruurta yar yar. qalinkii A/rahman fidhinle UK.

Wershedaha Batroolka Safeeyaa waxay keenaan dhibaatooyin badan oo saameeya noolaha degaanka laga dhiso wershedahaas. Wasakhda iyo hadhaaga sunta ah ee ka dhasha safeynta

Ciil-qabayaal Aan Xorriyad Haysan. Qalinkii: Sadam Osman Kaabash. Siraha Qarsoon kaabash

Berisamaadkii degaanku waxa uu ku suntanaa barwaaqo gees-ka-gees hoddantinnimadu wada maanshaysay. Laba gebi oo kasta dhexdood biyuhu galac leeyihiin. Deegaan geddiisu wacantahay oo

HA CABAN ; EE CAMAL LA KAALAY ? Abdiqani Haji Ali

HA CABAN ; EE CAMAL LA KAALAY ? ============================= Marka aad u-kuurgasho xaaladda dalka iyo dadkuba meesha ay marayaan, duruufaha ku gedaaman iyo