Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Doorasho kasta uma baahnin!

Diinteena islaamku waxay inoo jideysay waxkasta oo maslaxada fardiga iyo ummadu ku jirto taasoo wanaag inoo horseedeysa amaba aan laba dhibaato keeda yar

Warbixin: Degmada Darroor

Warbixin: Degmada Darroor Degmada Darroor waa mid ka mid ah degmooyinka ugu baaxadda ballaadhan uguna qabaleeyada badan ee Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya (DDSI),

BAARLAMANKA SOMALIA WAA BURBURAY

BAARLAMANKA SOMALIA WAA BURBURAY BAARLAMAANKA SOMALIA WAA BURBURAY WAANA LUMIYAY AWOODDII SHARCI-DEJINTA EE DALKA. AARRINTAAS WAXAA SABAB U AH QAYBTA BAARLAMAANKA EE LAGA

Asbaabaha Keenay In Somaliland Siyaasad ahaan Guuldarraysato. Qalinkii Sadam Osman Kaabash.

Halgan dheer. Dirir gaws qaniina oo dhiig  ku daatay. Nafo ku leedmay is-weydaarsiga hubka noocyadiisa kale doorka roon. Dagaal aan teello laysu dhigan

Muddo dhaafka golaayaasha deegaaannada ee 23 gole Deegan 600 xildhibaan

Bismillaahi Arramanirraxeem. Dhammaan ummadda reer Somaliland iyo warbaahintooda waxaanu idin leenahay Asalaamu calaykum wa raxma tullaah wa barakaatuh Warsaxaafadeed ka soo baxay odayaasha

Arrinka ganacsade Axmed Cismaan Geele (ina Geele Arab). Faalo

ganacsade Axmed Cismaan Geele (ina Geele Arab). Faalo Sida aynu wada ogsoonahay dawalada Djibouti waa dalka kaliya ee somaliyeed ee iskii madaxbanani buuxda

The Formation Of The Somali National Movement S N M

      THE FORMATION OF THE SOMALI NATIONAL MOVEMENT             S       N          M   The formation of the Somali National Movement (

Xabag-Barsheed: Xiddiga Diiwaannada Laga Qoray Miisaanka Maansada Soomaaliyeed. W/Q Siciid Maxamuud Gahayr (Hargeysaawi)

Waxa 28kii Feb 2019ka gacantayda soo galay Diiwaanka Xabag-Barsheed: Miisaanka Maansada Soomaaliyeed (Midhif-tir iyo Mideyn), waxa qoray Abwaan Cali Maxamed Cabdiraxmaan (Cali Ileeye). Qoraaga ayaa

Bal is bar-bardhig Ganacsade Ahmed Cisman Geele (ina Geele Arab) iyo Gancasatada Somaaliland ee ilma jinni boqor. qalinkii A/rahman Fidhinle UK

                                      Ganacsade Ahmed Cimaan Geele ( ina Geele Arab ) 1-  Waa geesi maalgelin balaadhan ku sameeyey Somaalilaan Bari ilaa Galbeed; Wuxuu dalka

Ma Sheekha ayaan Sheekhii ahayn Mise Tufka ayaan ahayn Tufkii?

Ma Sheekha ayaan Sheekhii ahayn Mise Tufka ayaan ahayn Tufkii? Waxa jiray sheekh tuf lahaa, kaasoo dadka buka marka loo geeyo si uu