Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Is-barbar Dhiga, Jaaniska iyo Nasiibka, Dhalinyaradii Reer Somaliland, Ee Dalka Xoreysay iyo Dhalinyarada JSL ee Maanta. W/Q: Miyir Cali Xuseen.

Qormadeenan maanta, waxa aynu isku barbar dhigi-doonaa, jaanis-yada iyo nasiibka ay is dheer yihiin, dhalinyaradii dalka dib u xoraysay iyo dhalinyarada maanta joogta

Marka Waxbarashadda dib loo Billaabo Maxaa la innaga Rabaa?

  Marka Waxbarashadda dib loo Billaabo Maxaa la innaga Rabaa? Inkasta oo hadda in dib loo furo goobihii waxbarashaddu ay iska tahay mustaqbal

Miyaad Aastay Xasan Guurihii Aaya Taliskiina?

Geeriyahay sidii eebadii, oofta nagu jiiday Eed ma lihide waxaad oofisaa, amar ilaahay e` Naftu way ilmaysaa, markaad qaaddo oday wayne Caawana ilays

Xaalku waa Cagaha iqabsada Coldoon aan sii daayee!. 

  Waxa mudo dheer Xabsiga ku jiray Muwaadin C/Maalik Muuse Coldoon, isaga oo cidna gacan u qaadin oo nabar u gaysan, cidna cuud

Gal-daloolooyinka Go’aamadii Guddiga Ka Hortagga COVID_19 Ee Somaliland

Gal-daloolooyinka Go’aamadii Guddiga Ka Hortagga COVID_19 Ee Somaliland   Tan iyo intii uu cudurka saf marka ee Carona virus lagu arkay kiiskii ugu

“MA XUMA IN WAX KHALDAY DIB LOO SAXO…..Qalinkii . Mowliid Cumar Kibaar

“MA XUMA IN WAX KHALDAY DIB LOO SAXO… Aan ku ibo furo, qormadan kooban tuducyo ka mid ahaa Gabaygii Galangal ee Abwaan Maxamed

Mashruucii deegaamaynta; wajigii 2aad, 3aad iyo 4aad – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 14aad Mohamed Sharmaake

In Isaaqa la nacsiiyo dhulkiisa iyada oo lagu adkaynayo nolosha, Ogaadeenkana la jeclaysiiyo dhulka ay martida ku yihiin iyada oo noloshooda kor loo

SOOMAALIDA IYO FIR_TAKOORKA

SOOMAALIDA IYO FIR_TAKOORKA BISMILLAAHI ALRAXMAANI ALRAXIIM Waxaa beryahan wargeysyada dunida qaarkood iyo goobaha bulshadu ku kulanto ee internet-ka laga daawanayey dhacdo xanuun badan

Xudaydi Aabbihii Kamanka Soamliland iyo Soomaaliya oo uu Cudurka COVID-19 naga sahayday.

Maqaalkani waxa uu xus, xusuus iyo baroordiiq ba u yahay alle ha u naxariiste Axmed Ismaaciil Xudaydi oo bishii aynu soo dhaafnay u

Mashruucii deegaamaynta, wajigii koowaad – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 13aad Mohamed Sharmaake

In dhulka Isaaqa lagu deegaameeyo Ogaadeenka, ayaa ahayd ujeeddada qudha ee uu Afweyne ka lahaa dagaalkii 1977-kii. Si looga dhabeeyo ujeeddadaas, Afweyne wuxuu