Category Archives: Rayiga Dadweynaha

ANIGU SOOMAALI BAAN AHAY OO WAXBA MA AKHRIYO WAXNA MA QORO ???

Diinteena islaamka ah ee suuban ayaa eraygii ugu horeeyay ahaa (IQRA ) AKHRI , oo malak jibriil caleyhi alsalaam ku yidhi nebigeena MUXAMED

  KAWAYN IGA QABOO, KAYAR IGU SII DAA.

    Musuqmaasuqu(corruption) waa ku takrifal awoodeed(Power Abuse) si loogu gaadho dano shakhsiya ama lunsi Hantiyeed. Musuqmaasuqa iyo maamul xumadu waa waxa ragaadiya

“Burco Iyadaa Isku Habsaantaye Bacaadka Ha Fadhido…” W/Q Muniir Axmed Cigaal

“Burco Iyadaa Isku Habsaantaye Bacaadka Ha Fadhido…” W/Q Muniir Axmed Cigaal Burco iyadaa isku habsaantaye Bacaadka ha fadhido.. maxay damal weyn shiteen .

Doorashadii Golayaasha Deegaanka

Waxaan marna la ilaawi karayn katidii daacadnimadii dedaalkii ay shacbiga ku nool jsl ugu dareeren doorashadii golayaasha deegaanka dalka waqti ay soo xidheen

DIBQALOOC ABAALKIISU WAA QANIINYO , XISBIGA KULMIYENA ABAALGUDKIISU WAA QANIINYO

Nin aqoon yahan ah , oo gacan biyo ah , agtiisa fadhiya , oo daawanaaya nimcooyinka illaahay dunida ku manaystay , ayaa waxay

MUDANEYAAL NABADGALYADA ILAALIYA !!!

MUDANEYAAL NABADGALYADA ILAALIYA  !!! =============================== Waxa aad maqashaa kelmed wanaagsan oo hadba inta kuraasida fadhidaa aad u adeegsato oo ah nabadgalyada hala ilaaliyo

Saluug Badanaa Siyaasada KulmiyeIs-Casilaadii  Mudane Ambassador Aadan Muuse Jibriil

Saluug Badanaa Siyaasada Kulmiye Is-Casilaadii  Mudane Ambassador Aadan Muuse Jibriil   Afeef: “Qoraalkani kama afcelinayo  aragti   xisbi ama urureed. Wuxuu qoraalkani ka afelinayaa

 Qasaali: Xujadii Islaamka

Qasaali: Xujadii Islaamka “Si aad u hesho waxa aad jeceshahay waa in aad ku sabirtaa waxa aad neceb tahay” Qasaali; Aragtiyihiisii Heesaha iyo

SAXAAFADDA IYO DIMUQRAADIYADDU WAA SIDA UL IYO DIIRKEED OO KALE .

Saxaafaddu waa macalin bulsho ww taa hala ogaado , saxaafadda xorta ahi waa tiirka ay ku dhisan tahaynidaamka dimuqraadiga ahi, maaha oo qudha

Ab-tirsataye ayaad tahay?

Soomaalidu waa qomiyad balaadhan oo degta geeska afrika,waa qoomiyada ugu deegaanka weyn qoomiyada afrikaanka ah, waxay deegaan ahaan ku fidsanyihiin bariga-afrika sidoo kale