Category Archives: Rayiga Dadweynaha

Dilaaga COVID 19 iyo Dabaaldegga Ciidda (WQ: Mustafe Maxamed Khayre)

28kii September 1918, magaalada Philadelphia ee ku taalla Maraykanka waxa ku soo fool lahaa dabaaldeg muhiim ah oo loo yaqaan Socdaalka Xorriyadda, kaas

Tacsi: Anaga oo Ku Hadlayna Magaca Maamulka iyo Ka Dhamaan Shaqalaha Shabakada Togaherer Waxaan Tacsi U diraynaa Eheladii Ladaba Marxuun ee Sh. Maxamed Aadan iyo Muj Xasan Guure Oo ku Geeriyooday Hargaysa

Tacsi: Anaga oo Ku Hadlayna Magaca Maamulka iyo Ka Dhamaan Shaqalaha Shabakada Togaherer Waxaan Tacsi U diraynaa Eheladii Labadan Marxuun ee kala ah

Ha la Barooran Dambiilaha si aad Ula oydo Cidda Dulman ee Hiilka u Baahan

Ha la Barooran Dambiilaha si aad Ula oydo Cidda Dulman ee Hiilka u Baahan Faalo: Suxufi Maxamed Cirro   Beryahan dambe waxa saxaafadda

Dagaalkii dhaqaalaha – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 10aad

Laga soo bilaabo 1981-kii, haddii uu qof Isaaq ahi u baahdo inuu lacag ka amaahdo bangigii Soomaaliya, shardiga laga rabay wuxuu ahaa inuu

Cali-mareexaan oo Qormo ka Diyaariyey Fashilka Siyaasadda Maraykanka ee Soomaalida

Siyaasi Cali Maxamed Xasan (Cali-mareexaan), horena u soo noqday Wasiirka Hawlaha Guud ee dalka Jamhuuriyadda Somaliland iyo mudane ka tirsan Golaha Wakiillada, ayaa

TACSI MADAXWEYNE. INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

TACSI MADAXWEYNE   INNAA LILLAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, isagoo ku hadlaya magaciisa, ka dawladda

Gumaadkii 43-ka qof ee Burco – Taxanaha Soomaali waa walaalo, Q. 4aad

Qorshuhu wuxuu ahaa in la toogto 45-ka ninba, bal se waxa laga reebay Indha-deero iyo Koofiyad-dheere oo labadooduba ahaa ganacsadayaal lacago badan ku

SHEEKO XARIIR…QISO DHAB AH…QALINKII PROF. MOHAMED AHMED FARAH MATAAN [JAAFAA]

Maalin maalmaha ka mid aheyd, ayaa waxaa isu yimid habar-dugaag oo dhan oo uu Libaax boqor u yahay,  waxayna ugaadhsadeen oo disheen neef

Dhimashadii Macallinka. Waxaa Qoray : Abdifataah M.Ahmed

Dhimashadii Macallinka Sannado ka hor waxaan idin soo direy,Maqaal ciwaankiisu ahaa”Dhimashadii Ardeyga”.qorraalkaasi wuxuu ahaa qadarin iyo xus waayo geeridda ardayad aan aqaaney oo

3 Khudaarood oo afurka u wanaagsan W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed (Dalmar)

Walaalahayaga soomanoow waxaan idin ku baraarujinayaa qaar ka mid ah khudaarteena hodanka ah oo haboon inaad ku afruto hadii aad hesho caafimaadkeenaan u