Category Archives: Wararka

Goobtan waa goobtii ay dhakhaatiirtu ku shaaciyeen tirada rasmiga ah ee ku geeryootay xasuuqa ay israa’iil caawa ka gaysatay Gaza

Goobtan waa goobtii ay dhakhaatiirtu ku shaaciyeen tirada rasmiga ah ee ku geeryootay xasuuqa ay israa’iil caawa ka gaysatay Gaza.   Alla How

Abwaan Nageeye Cali Khaliif iyo anigu waxa aannu markii ugu horaysay ku kulannay magaalada Muqdisho sannadkii 2017,Waxa aanu halkaa ku wada qaadannay Waqti aanu ku wada sheekaysanno .

Abwaan Nageeye Cali Khaliif iyo anigu waxa aannu markii ugu horaysay ku kulannay magaalada Muqdisho sannadkii 2017,Waxa aanu halkaa ku wada qaadannay Waqti

Dawlada Somaliya, ayaa diiday codsi kayimid Itoobiya oo ahaa in wada hadal lagala furo Dekeda Saylac

Dawlada Somaliya, ayaa diiday codsi kayimid Itoobiya oo ahaa in wada hadal lagala furo Dekeda Saylac.   Somaliya waxay sheegtay in cidna aanay

Biden oo tegey Telaabiib: “Waxa aan halkan u imi in caalamku ogaado in aan garab joogno yuhuuda

Biden oo tegey Telaabiib: “Waxa aan halkan u imi in caalamku ogaado in aan garab joogno YH, waxa aan rabaa in aan hubinno

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka ka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey qaar ka mida Gudoomiyeyaasha iyo ku xigeenada Gobolada Dalka.

Wareegtooyin Madaxweyne-18-10-2023.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka ka qaadis iyo magacaabid ku sameeyey qaar

Wasiirka Wasaarrada Horumarinta Caafimaadka s/land mudane xasan maxamed cali gaafaadhi ayaa xafiiskiisa ku qabtay shir lagaga arrinsanayay qaabka loo waajahayo xumadda dengue Fever oo dalka mar labaad ka dilaacday

Wasiirka Wasaarrada Horumarinta Caafimaadka s/land mudane xasan maxamed cali gaafaadhi ayaa xafiiskiisa ku qabtay shir lagaga arrinsanayay qaabka loo waajahayo xumadda dengue Fever

Akhri qoraal ka soo baxay shirkadda Telesom. “Waxa farxad noo ah in aannu ka qaybgalnno shirka caalamiga ah ee tiknoolajiga MWC GSMA, kaasi oo ka socda caasimadda dalka Rwanda ee Kigali

Akhri qoraal ka soo baxay shirkadda Telesom.   “Waxa farxad noo ah in aannu ka qaybgalnno shirka caalamiga ah ee tiknoolajiga MWC GSMA,

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa xadhiga ka jaray 130 dhisme oo lagu kordhiyey goobaha Waxbarashada ee dalka.

    Hargeysa-17-10-2023-()-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa ka qeyb galay munaasibada xadhig ka jarka dhismayaasha lagu soo kordhiyey dugsiyada waxbarashada

Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga kuna magacaabay wasiir cusub.

Wareegto Madaxweyne-17-10-2023.   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne uu xilkii kaga qaaday wasiirkii Wasaaradda Horumarinta Reer Miyiga

Martin Griffiths: Israel waxay ku guul-darraysatay inay u hoggaansanto sharciga caalamiga ah ee bini’aadantinimada

Martin Griffiths: Israel waxay ku guul-darraysatay inay u hoggaansanto sharciga caalamiga ah ee bini’aadantinimada