Category Archives: Wararka

Maxkamada Racfaanka gobolka Togdheer ayaa fartay Ganacsade Maxamed Jabuutaawi inuu muddo 15 cisho gadahood ku hor imaado maxkamadaasi ama wakiil uu soo dirsado

Maxkamada Racfaanka gobolka Togdheer ayaa fartay Ganacsade Maxamed Jabuutaawi inuu muddo 15 cisho gadahood ku hor imaado maxkamadaasi ama wakiil uu soo dirsado.

Dawlada Somalia oo ka hadashay Qadiyada Abwaan Nageeye Khaliif

” Waxaanu faraynaa dhamaan imaamyada iyo khadiibyada masaajida JSL in ….” Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland

” Waxaanu faraynaa dhamaan imaamyada iyo khadiibyada masaajida JSL in ….” Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland

Xukuumadda Somaliland ayaa kordhisay lacagta laga qaado Shidaalka ka soo dega Dekedda Berbera, foosto kasta waxa la dulsaaray saddex dollar.

Xukuumadda Somaliland ayaa kordhisay lacagta laga qaado Shidaalka ka soo dega Dekedda Berbera, foosto kasta waxa la dulsaaray saddex dollar. Xisbiga mucaaradka ah

Xukuumadda Somaliland ayaa xalay saqdii dhexe burburisay garoonkii kubadda kollay Jigjiga yar iyo xannnaano halkaasi ku dhawayd iyadoo ka iibsay nin ganacsade ah. ~Galleydh

Xukuumadda Somaliland ayaa xalay saqdii dhexe burburisay garoonkii kubadda kollay Jigjiga yar iyo xannnaano halkaasi ku dhawayd iyadoo ka iibsay nin ganacsade ah.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka Soomaaliya ee ku sugan dalka Ereteriya.

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeeray xeryaha ay tababarka ku qaadanayaan ciidamada Badda iyo Cirka Soomaaliya ee ku sugan dalka E

Wasiir Koore, oo ay u yeedhay Gudida Joogtaa ee Golaha Guurtida .

Ugu yaraan 500 oo Israa’iliyiin ah ayaa ku dhintay in ka badan 2,000 oo kalana way ku dhaawacmeen weerarkii ay shalay ururka Xamaas soo qaadeen. Sida ay baahisay Warbaahinta Israaiiliyiintu.

Ugu yaraan 500 oo Israa’iliyiin ah ayaa ku dhintay in ka badan 2,000 oo kalana way ku dhaawacmeen weerarkii ay shalay ururka Xamaas

Ciidanka Booliska, oo ka waramay wixii Ceerigaabo xalay ka dhacay.

Maxamed Deif: Ninka Isha la’ ee laf dhuun gashay ku noqday Israa’iil

Mohammed Deif, hoggaamiyaha qarsoodiga ah ee garabka milatari ee Xamaas ayaa saakay sheegtay mas’uuliyadda weerarkii lagu qaaday Israa’iil.   “Waanu u dignay cadowga,”