Category Archives: Waraysiga Khaaska ah

Reer Burco Oo Khaati Ka raagan Indho-sarcaad lagu sixrayo Maxasta & xarumo la  Sheegay Inay u furan yihiin sixirooleyasha

“Dilku laba nooc ayuu u dhacaa, mid waxa la yidhaahdaa Eebo, midna Asmaa, Haddaba Ka Dambe   ayaa maanta  ka taagan Burco” “Haddaanu nahay 

“Waxaanu Aaminsannahay In Siyaasiyiinta reer Somaliland Ay Gacansaar La leeyihiin Dawladda Jabuuti, Oo (Hargeysa) Ayay Uga ololeeyeen Taasna waanu La Yaabnay”- Waraysi Xiiso leh Siyaasi Jaamac Cadhoole

Waraysi Xiiso leh: Siyaasi Jaamac  Cadhoole oo Ka Mid Ah Murashaxiintii la tartamay madaxweyne Geelle “Ismaaciil Cumar Geelle Isaguba Diridhaba Ayuu Ku Dhashay,

CAASIMADA SOMALILAND WAXAA SI XOOGAN LOOGU DIYAAR GAROOBAYAA MUNAASIBADA CIIDUL OXDAXA …

(TOGGAHERERNES)-CAASIMADA SOMALILAND WAXAA SI XOOGAN LOOGU DIYAAR GAROOBAYAA MUNAASIBADA CIIDUL OXDAXA … HALKANI HOOSE KA DHAGAYSO WARBIXINTAASI OO FAAHFAAHSAN:  

Mas’uul Dawladdii Siilaanyo Wasiir Ka Ahaa  Oo Sax Ku Tilmaamay Tallaabadii Uu Madaxweynuhu  Kusoo Xero-galiyey Adeegyadii  Ay  Bixisay Xukuumaddii Uu  Ka Tirsanaa

“Cida [Musuqa Loo Haystaa] waa Wasiirro Gaar Ah Oo ka mid ahaa Golihii  Wasiirradayada, aniguna Arrin Aan Wax Ka Ogahay Ma Jiro” Hargeysa

Ra’iisal-wasaaraha Itoobiya Oo Ku Dhawaaqay Inuu Aasaasayo Ciidamo Xirfad Leh Oo Ka Madax Bannaan Siyaasadda

  Addis Ababa(Togaherer)- Ra’iisul-wasaaraha Itoobiya, Abiy Ahmed ayaa shalay sheegay inuu dhisayo ciidammo xirfad leh oo aan dhex gelin siyaasadda dalkaasi. Ra’iisul-wasaare Abiy

Xukuumadda Iyo Saxaafadda Somaliland Oo Iska Kaashanaya Sidii Loo Dersi  Lahaa Tayaynta Degellada Wararka+SAWIRRO

  Ururka Suxufiyiinta   Ee SOLJa Oo soo Agaasimay Kulan-hawleed Lagu Dersayay Tayaynta   Degellada Wararka Somaliland Hargeysa (Togaherer)- Kulan lagu naaqishayey tayaynta iyo qaabka

DAAWO SAWIRRADA+AKHRI: Maareeyahay Dekedaha JSK Oo Ka Warramay Turun-turooyin uu kala Kulmay Keenista TAAG Casri ah Iyo Ku Qorista Magaca Somaliland

Maareeyaha Marsooyinka Somaliland Oo Ka Warbixiyey TAAG Casri Ah Oo Xukuumadda Madaxweyne Biixi Keentay Dekedda Berbera Waxa Uu  Ka Warramay Turun-turooyin uu kala

“Waar Bakhtiyimaysaanoo [Annaguba] Suuqa Waanu Joognaaye [Idinkuna] Iska Soo Gala Oo Dadkan Sidii Aad Uga Hor Dhaqaaqi Lahaydeen Ka Taliya!”

“Waar Bakhtiyimaysaanoo [Annaguba] Suuqa Waanu Joognaaye [Idinkuna] Iska Soo Gala Oo Dadkan Aad Maant Xoolahoodii U Soo Dhigateen Sidii Aad Uga Hor Dhaqaaqi

ABwaan Gobolka Togdheer Ka Soo Jeeda Oo Caasimada Somaliland Ku Sugan Ayaa ka Gabyey Dhibatada Qaadku Ku Hayo Bulshada…

(Toggaherernews)-ABwaan Gobolka Togdher Ka Soo Jeeda Oo Caasimada Somaliland Ku Sugan Ayaa ka Gabyey Dhibatada Qaadku Ku Hayo Bulshada… Daawo-Wareysigaasi aanu abwaanka oo

AGaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland Ayaa Warbixin Naga Siiyey Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Caasimada Ka Socda

(Toggaherernews)-AGaasimaha Waaxda Ciyaaraha Ee Wasaarada Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Somaliland Ayaa Warbixin Naga Siiyey Ciyaaraha Kubada Cagta Ee Caasimada Ka Socda… Dhagayso Qodobkaasi Oo