Tag Archives: News

Jawaabta TELESOM ee xukuumadda Adeegga ZAAD sabab uma aha Sicir Bararka

Telesom waxay caddeynaysaa in adeegga ZAAD aanu marnaba sabab u ahayn “Sicir-Bararka” iyada oo 8-dii sannadood ee adeeggu uu shaqeynayay marxalado kala duwan

Daawo:Badhsaabka Gobolka Maroodijeex Oo Sheegay in Xukuumadu Talaabo Adag ka Qaadi Doonto Tijaarta Lacagta uun Urursanaya ee Aan dadkooda u tudhayn

Daawo:Badhsaabka Gobolka Maroodijeex Oo Sheegay in Xukuumadu Talaabo Adag ka Qaadi Doonto Tijaarta Lacagta uun Urursanaya ee Aan dadkooda u tudhayn

Daawo: Qaar ka mid ah Golaha Guurtida oo Taageeray Goanka Madaxweyne Siiraanyo ee Ku Waajahan Sixir Bararka Fariina u mariyey Warbaahinta oo ah in talaabo adag laga qaadi doono.

Daawo: Qaar ka mid ah Golaha Guurtida oo Taageeray Goanka Madaxweyne Siiraanyo ee Ku Waajahan Sixir Bararka Fariina u mariyey Warbaahinta oo ah

Madaxweyne Siilaanyo oo Magacaabay Maareeye Ku Xigeenka TVGa Qaranka Somaliland

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo waxa digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-4506/012017, ku magacaabay Maareeye Ku-xigeenka Telefishanka Qaranka Madaxa Bannaan ee

Daawo Heshiiska Saddexda Xisbi Qaran Iyo Guddida Doorashooyinka Qaranka

Shir ay wada yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Guddida Doorashooyinka Qaranka, Saddexda Xisbi Qaran ee Kulmiye, Waddani iyo UCID, oo lagaga arrinsanyo muddaynta Doorashooyinka

Daawo: Guddoomiye Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Ayaa Hambalyeeyay Go’aanka Madaxwayne Siilaanyo Qaatay, Waaxnu Fariin U Diray Ganacsatada Waawayn Iyo Shirkadaha Sheerkiina Ha U Tudhina Ee Shacabkiina U Tudha

Daawo: Guddoomiye Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Ayaa Hambalyeeyay Go’aanka Madaxwayne Siilaanyo Qaatay, Waaxnu Fariin U Diray Ganacsatada Waawayn Iyo Shirkadaha Sheerkiina Ha U

Gudoomiyaha Baanka dhexe Md Dhoobaale Oo Sheegay in ay maanta dhaqan galay Go`ankii Golaha Wasiirada Sheegayna in Gacan bir leh wax kaga qaban doonaan cida Baal marta go`aankaasi.

Gudoomiyaha Baanka dhexe Md Dhoobaale Oo Sheegay in ay maanta dhaqan galay Go`ankii Golaha Wasiirada Sheegayna in Gacan bir leh wax kaga qaban

Daawo: Taliye Fadal Oo U digay Cid kasta oo ka hor timaada Go`aanka Golaha Wasiirada ay shalay soo Saareen Digniin Maldahana u mariyey Hawada Mucaaradka, ZAAD iyo EDAHAB.

Daawo: Taliye Fadal Oo U digay Cid kasta oo ka hor timaada Go`aanka Golaha Wasiirada ay shalay soo Saareen Digniin Maldahana u mariyey

Daawo: Wardegdeg ah Ra`isal wasaaraha Dawlada Ethiopia oo ka degay Degmada Gaashaamo isaga oo Ka soo kicitimay Magaalada Qabritahar.

  Ra`isal Wasaare Hailemariam Desalegn Ayaa Goor dhawayd Ka degay Magaalada Gaashaamo ee Degmada Gaashaamo  Halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Madaxweynaha DDSI

Daawo: Agaasimaha Samafalka Somaliland Ayaa Ka Hadashay Xaalada Abaarta Gobolada Bariga Somaliland Oo Maraysa Halkii U Saraysay

Daawo: Agaasimaha Samafalka Somaliland Ayaa Ka Hadashay Xaalada Abaarta Gobolada Bariga Somaliland Oo Maraysa Halkii U Saraysay