Tag Archives: News

Maareeyaha Shirkadda Dhismaha Najax Oo Ka Warbixiyay Dhismaha Cusub Ee Ay Ka Dhex Bineeyeen Xarunta Golaha Wakiilada .

Maareeyaha Shirkadda Dhismaha Najax Oo Ka Warbixiyay Dhismaha Cusub Ee Ay Ka Dhex Bineeyeen Xarunta Golaha Wakiilada .

Daawo: Wasiirka Duulista Hawada Oo la kulmay Xubno ka socda Dalka Czech Republic Kuwaas oo Ujeedadoodu Ahayd sidii heshii ay u gali lahaayeen Dhinaca dib u casriyeynta Madaarka.

Daawo: Wasiirka Duulista Hawada Oo la kulmay Xubno ka socda Dalka Czech Republic Kuwaas oo Ujeedadoodu Ahayd sidii heshii ay u gali lahaayeen

Daawo:Garabkii Jamaal Cali Xuseen iyo Muuse Biixi Kulmiye Oo kala Saxeexday Qodobo dhawr iyo Maanta oo Xaflad Baladhan Loo Qabtay.

Daawo:Garabkii Jamaal Cali Xuseen iyo Muuse Biixi Kulmiye Oo kala Saxeexday Qodobo dhawr iyo Maanta oo Xaflad Baladhan Loo Qabtay.

Kulan Ay isugu yimaadeen Guddida Sicir Bararka iyo Ganacsatada dalku

Kulan Ay isugu yimaadeen Guddida Sicir Bararka iyo Ganacsatada dalku, ayaa markii uu soo dhamaaday waxa saxaafada la hadlay Wasiir ku-xigeenka maaliyadda Md

Alle ha u Naxariiste Marxuum Eng Xaashi Ismaaciil Aden Nuur ayaa Maanta Lagu aasay Xabaalaha Naasahablood Janaasadiisana waxa ka Qayb Galay Kumanaan dad oo ah qaybaha Bulshada.

Marxuum Eng Xaashi ayaa Aaskiisa Waxa ka soo Qayb galay Kumanaan Dad ah oo ka kala Tirsan Qaybaha Bulshada

Daawo: Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kaqayb Galay Xaflada Maamuuska Dhamaystirka Qur’anka Ee Idaacada Quraanka Karimka Ah

Daawo: Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Oo Kaqayb Galay Xaflada Maamuuska Dhamaystirka Qur’anka Ee Idaacada Quraanka Karimka Ah

Daawo: Wafti Uu Hogaminayo Xildhiban Saleeban Cali Koore Ayaa Ceelbiyood Cusub Xadhiga Ka Jaray Deegaanka Kacayo Oo Ka Tirsan Degmada Xalin Ee G/xaysimo Oo Ku Taal xuduuda Somaliland Iyo Somaliya

Daawo: Wafti Uu Hogaminayo Xildhiban Saleeban Cali Koore Ayaa Ceelbiyood Cusub Xadhiga Ka Jaray Deegaanka Kacayo Oo Ka Tirsan Degmada Xalin Ee G/xaysimo

Daawo: Wasarada Khayraadka Biyaha Ayaa Dibu Habayn Ku Samaysay Ceelka Biyaha Ee Dagaanka Ilad Ee Dagmada Ceel-afwayn Ee Gobolka Sanaag

Daawo: Wasarada Khayraadka Biyaha Ayaa Dibu Habayn Ku Samaysay Ceelka Biyaha Ee Dagaanka Ilad Ee Dagmada Ceel-afwayn Ee Gobolka Sanaag

Xarunta Xuquuqal Insaanku waxaay codsanaysaa in laga la noqdo eedaha booliisku ku haysto Guuleed Axmed Jaamac

Booliiska Somaliland ayaa maanta waraysi la yeeshay gudoomiyaha Xarunta Xuquuqal Insaanka, Guuleed Axmed Jaamac, oo ay maxkamaddu ugu yeedhay si uu uga jawaabo

Daawo:Ururka Samafalka Ee Damal Oo 651 Qoys Ugu Deeqay Dadka Ay Abaaruhu Sameyeen

Daawo: Ururka Samafalka Ee Damal Oo 651 Qoys Ugu Deeqay Dadka Ay Abaaruhu Sameyeen