Tag Archives: News

Daawo : Safarkii Gaaroodi Iyo Goobihii Aan La Gadhin

Uruurka Samafalka Ee Gaaroodi Ayaa U Kurgalay Xaladaha Dhabta Ah Ee Ay Ku Sugan Yihiin Dadka Ku Nool Deganda Konfurta Iyo Bariga Gobolka

Daawo :“ Qolada Somalia Ku Tartamaysa Waa Laba Qolo, Qolo Wadata Istaraatiijiyad Reer Ku Dhisan, Qolona Waa Lacag Aad Ku Guratid Oo Ma Laha Siyaasade Waa Hunguri, Danta Soomaaliyeed Cid Waddaa Ma Jirto, Waxaan Leeyahay Damiirkiinu Ha Idin Xukumo ..,” Murashaxa Madaxweyne Ee Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Doorashada Somalia Ka Dhici Doonta .

Daawo :“ Qolada Somalia Ku Tartamaysa Waa Laba Qolo, Qolo Wadata Istaraatiijiyad Reer Ku Dhisan, Qolona Waa Lacag Aad Ku Guratid Oo Ma

Daawo: Wasaarada Warfaafinta Oo Qalab Cusub Lasoo Wareegtay Beenisayna Qalab La’lunsaday Inanu Jirin, Waxaana Qalabkiina Lagu Wareejiyay Qaybta Dhaqanka Oo Hada Hoos Tagta W/Dhaqanka Somaliland

Daawo: Wasaarada Warfaafinta Oo Qalab Cusub Lasoo Wareegtay Beenisayna Qalab La’lunsaday Inanu Jirin, Waxaana Qalabkiina Lagu Wareejiyay Qaybta Dhaqanka Oo Hada Hoos Tagta W/Dhaqanka

Daawo: Wasiirka Wasaarada Biyaha Ayaa Kormeeray Halka Ay Marayso Biyo Balaadhinta Hargaysa Waxaanay Ka Muujiyeen Natiijo Wanaagsan

Daawo: Wasiirka Wasaarada Biyaha Ayaa Kormeeray Halka Ay Marayso Biyo Balaadhinta Hargaysa Waxaanay Ka Muujiyeen Natiijo Wanaagsan

Daawo: Wasiirka Arimaha Dibada Sacad Cali Shire Ayaa Qaabilay Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dalka Jeck Republic

Daawo: Wasiirka Arimaha Dibada Sacad Cali Shire Ayaa Qaabilay Wafti Balaadhan Oo Ka Socda Dalka Jeck Republic 

Daawo: Xaflad Sanadeed Ay Shirkada SUPER GROUP u Qabtay Shaqaalaha Shirkadeeda ka shaqeeya oo Maanta Ka Qabsoontay Ambassador Hutel.

Shirkada Caanka ah ee SUPER GROUP, oo ka kooban “Super Data Technology iyo Super Furniture”  waxay Hotel Ambassador ku qabtay xaflad sanadeedkii shaqaalaha

Tacsi: Aniga oo Ku Hadlaaya Magacayga iyo Ka Dhamaan Shaqalaha Shabakada Togaherer Waxaan Tacsi U dirayaa Eheladii Marxuun Eng Xaashi Ismaaciil Oo Hargaysa Ku Geeriyooday.

Aniga oo Ah Hormoodka Golaha Tafatirka Warbaahinta Togaherer Aniga oo Ku Hadlaaya Magacayga iyo Hawlwadeenada Warbaahinta Togaherer Waxan Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Wefti ka socda dalka Czech Republic

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay Wefti ka socda dalka Czech Republic

Dhegayso Khudbadii Salaada Jumce Ee Masjidul Jaamicul Daarul Sacaada Ee Magaalada Hargeisa Iyo Fadiilatu Sheekh Cusmaan Cali Xuseen Mawduuca Maanta waa “Kooxda Umadda Nabi SCW Maxamed Ee Badbadaysa Markay Dhibatadu Timaado “

ToggaHerer الجمعة 7 جمادي الأول 1438هـ – 3 فبراير 2017م Dhegayso Khudbadii Salaada Jumce Ee Masjidul Jaamicul Daarul Sacaada Ee Magaalada Hargeisa Iyo

Dhegayso Khudbadii Salaada Jumce Ee Masjidul Jaamicul Khayr Ee Magaalada Hargeisa Iyo Fadiilatu Sheekh Mohamed Mohamud Mawduuca:Goormay Ummada Muslimka Ahi Guulaysanaysaa

    ToggaHerer الجمعة 7 جمادي الأول 1438هـ – 3 فبراير 2017م Khudbadii Salaada Jumce Ee Masjidul Jaamicul Khayr Ee Magaalada Hargeisa Iyo