Tag Archives: News

Daawo: Waraysi Aad u Dheer oo Wariye Qalinle la yeeshay Fanaanka Wayn Ee Cabdikariin Raas Taas oo uu kaga Waramaayo Taariikh nololeedkiisa iyo Fankiisa.

Daawo: Waraysi Aad u Dheer oo Wariye Qalinle la yeeshay Fanaanka Wayn Ee Cabdikariin Raas Taas oo uu kaga Waramaayo Taariikh nololeedkiisa iyo

Daawo: Gaadiidleyda Isticmaala Wadadda Tagta Madarka Hargeysa Iyo Dadweynaha  Xaafadaasi Oo Ka Hadlay Tayo Xumida Wadadda.

Iygo Ku Tilmaamay In Arintani Ay Tahay qawda Maqshi Waxana Ah U Qaban , Dadkasi Oo Maanta U Waramayey Shabkadada Caalamiga Ah Ee

Madaxweyne Silanyo oo Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wefti ballaadhan oo ka socday UN-ta, oo uu hoggaaminayey Peter de Clercq oo ah ku-xigeenka Ergayga Gaarka ee Xoghayaha Qaramada Midoobay

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Silanyo ayaa maanta (31.01.2017) la kulmay Wefti ballaadhan oo ah UN-ta, oo uu hoggaaminayey Peter de Clercq oo

Daawo: Fanaanada Sahra Maxamed Caydiid Oo Maanta Magaladda Hargeysa Si Weyn Logu Soo Dhaweyey

Daawo: Fanaanada Sahra Maxamed Caydiid Oo Maanta Magaladda  Hargeysa Si Weyn Logu Soo Dhaweyey  

Daawo Waraysi :“ Baaxadda Sicir-Bararka In Wax Laga Qabtaa, Way Ka Baaxad Wayntahay In Farta Lagu Fiiqo Zaad Iyo E-Dahab.., Ha Isku Dhigmaan, Waxay Dawladda Imaaraadku Inaga Helayso Iyo Waxa Aynu Innagu Ka Helayno, Haddii Ay Isku Dhigmi Waayaan …” Wasiir Ku Xigeenkii Hore Qorshaynta Somaliland C/Kariin Axmed Mooge Oo Qodobo Xasaasi Ah Ka Hadlay .

“ Baaxadda Sicir-Bararka In Wax Laga Qabtaa, Way Ka Baaxad Wayntahay In Farta Lagu Fiiqo Zaad Iyo E-Dahab..,  Ha Isku Dhigmaan, Waxay Dawladda

“Dalka Kuwait Maalmo Yar Gudahood Waxa Uu Inoo soo Diri-doonaa Cunno, Daawooyin iyo Ceelal Biyood dalka Laga Qodidoono.” Wasiirka Madaxtooyadda JSL

  Kuwat City (THN )  Wasiirka Madaxtooyadda Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa shaaciyey in maalmo yar gudahood ay dawaladda Kuwait Somaliland soo gaadhsiin doono

Daawo: Madaxweynaha oo La Kulmay Wefti uu hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka ee Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa Mr Peter Drucker oo ay la socdaan qaybo ka mida ururada hoosta

Daawo: Madaxweynaha oo La Kulmay Wefti uu hoggaaminayo Xidhiidhiyaha Arrimaha Samafalka ee Jimciyada quruumaha ka dhaxaysa Mr Peter Drucker oo ay la socdaan

Daawo :Ku Xigeenka Duqa Caasimada Oo Hanjabaad U Diray Bulshada Degmooyinkii Laga Soo Doortay .

Daawo :Ku Xigeenka Duqa Caasimada Oo Hanjabaad U Diray Bulshada Degmooyinkii Laga Soo Doortay .

“ Waxaanu boqorka Kuwait u gudbinay dhambaal uu Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland u soo qoray oo arrimaha Abaaaraha ka hadlayey.” Wasiirka Madaxtooyadda

Kuwait City (Toggaherer) Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa ka hadlay kulan wefti ka socda Xukuumadda Somaliland oo uu hogaaminayey ay la yeesheen

Daawo Xildhibaan dheerayste oo ka hadlay Gabilay oo dhul boob kusoo qaaday Gobolka Awdal deegaanadiisa

Daawo Xildhibaan dheerayste oo ka hadlay Gabilay oo dhul boob kusoo qaaday Gobolka Awdal deegaanadiisa